Toban Faaiido oo laga helo cunista Babayga, haddii aad joogtayso.
1. Waxaa uu yareeyaa miisanka waxaaa uuna faaido u leeyahay dadka cayillan in ay ku dhiman misankooda.
2. Waxu kor uqada difaaca jirka.
3. Waxaa uu u fiican yahay dadka qaba macanka[SONKORTA] sidoo kale kuwa aan qabin Sonkorta ama Macaanka waxaa uu ka ilaliya in ay ku dhacdo sonkorow.
F.G Babaayga dhahdhan ahan ha macanado lkn sonkorta ku jirta way yartahay iyo Glucose-ka laga hel
4. Waxaa uu u fican yahay aragtida indhaha, waayo; waxa laga helaa Vitamine A iyo maado layirahdo Beta Carotene, oo aragga u fiican.
5. Waxaa uu kor u qaada dheefshiidka caloosha.
6. Waxaa uu yareeyaa Kalasteroolka jirka, waayo babaayga waxa laga helaa waxyalo ka ilaaliya xididada jirka qasatan kuwa wadnaha in aay xiraan kalasterol, xididas oo xirmana waxay kenaan wadna xanuun.
7. Waxaa uu cawiya dumarka qaba caado xanuunka ama caado wareerka waayo babaayga waxa ku jira mado layirahdo PAPAIN oo ka hortagaysa xanuunkaas.
8. Waxaa uu ka hortagaa kansarada qaar. Darasad lasameeyay ayaa lagu ogaaday isticmalka babaayga inu uu yareeyo khatarada kansarka kudhaca xidmaha wawayn iyo qanjirka ragga u gaarka ah ee loo yaqaan afka caafimadka[PROSTATE] Borostaato.
9. Waxaa uu yareeya welwelka [stress-ka]. Cilmibaaris laga sameeyay Jaamacadda Alabama ee dalka Maraykanka waxaa lagu ogaaday in Babaayga laga helo 200mg oo Vitamin C ah kaas oo kacaawinaya kontoroolidda Stress Hormone-ka( Hoormoonka walwalka)
10. Waxaa uu ka hortagaa in ay kaso muqdaan calamadihi duqnimada oo waxa layrahda [papaya is anti-aging], sababto ah Babaayga waxaa laga helaa Vitamine C, Vitamine E iyo mado layirahdo Beta Carotene kuwan waxay udiidan in jirku uu yeesho lablaab ama calamadaha duqnimada.
By @saciid somali
No comments:
Post a Comment