Asc magaceygu waa saciid halkan waxan kuso gudbiya barnamijyo kusabsan taloyinka cafimaad si malinle ah lasocod wanagsn.
Tuesday, March 15, 2022
SHAAHA SAMAYNTA UU KULEYAHAY ILKAHA
Dhibaatooyinka shaaha iyo saameynta uu ku leeyahay ilkaha iyo caafimaadka: • Shaahu waxa uu ka mid yahay cabitaanada ey ugu jecelyihiin dadka qaar, isla markaana leh taageera badan dhanka caafimaadka, miizaanka iyo la dagaalanka cudurrada
• Laakin waxa uu yeelan karaa dhibaatooyin dhanka caafimaadka, sida:
• Shaaha waxaa ku jira maada loo yaqaano “Flavonoids”taasoo eey u laabaneyso faaiidada shaaha oo dhan,lakin isla maadadan ayaa ka masuul ah yareynta nuugitaanka jirka ee maadada birta, taasoo ey ka dhalan karto dhiig yari
• Sidaa awgeed ayaa wanaagsan in la kala fogeeyo raashinka iyo shaaha, si jirku uu fursad ugu helo inuu nuugo birta
• Sidoo kale waxaa ku jira shaaha maadada “caffeine” ka taasoo ah maada kicisa dareemada, haddii ey xadka laga rabay ey ka badatto waxa ka dhalan kara dhibaatooyin sida: wadna garaac badan , hurda xumo, iyo qofka oo mizaajku(dareenka guud) ka xumaado
• Sidoo kale caffeine ka ku jira shaaha haddii wax badan laga cabo ayaa keeni kara dhiig-kar ku meel-gaar ah sida lagu sheegay cilmi-baaris lagu qoray “Journal of Hypertension" 1999.
• Shaahu waxa uu wax kabadalaa midabka ilkaha
• Ugu danbeyntii sokorta badan oo dadka qaar ku dartaan ayaa dhibaato caafimaad darro leh
NB: maalinti waxaa la qaada karaa 200-300 mg oo caffeine ah, halki koob oo shaah ahne waxaa ku jira inta u dhaxeysa 14-60 mg
By @saciid somali
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
SOONKU WAA FURSAD UU JIRKU UGA TAQALUSO QASHINKA JIRKA
✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...

-
#galmada_ xilliga_uurka waxay kamid tahay waxa ugu danbeeya ee kujiri kara maskaxda haweenka uurka leh qaarkood, Qayb ragga kamid ah w...
-
✍Waanooyinka soonka ✍ Waanada #3aad 🚫Ka fogow 9 kaan khalad bisha soon🚫 🚷Khaladaad la geesto xelliga afurka🚷 1. Ku bilaabida biya qa...
-
✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...
No comments:
Post a Comment