waa cashar aanu kaga hadli doono faa iidada dhegayarahu uu uleeyahay jirka aadamaha🙋♀️
*dhegayaraha oo la,isticmaalo wuxuu faa iido uleeyahy jirkeena qaabka ugu fiican ee loo isticmaali karo waa in aad galaas caano oo diiran kudarataa dhego yare sifiican looshiiday waxay daawo utahay xanuunada hoos kuqoran..
1:dhalmo la,aanta
2:taag darada taranka
3:kelyo xanuunka
4:romo tiisinka iyo xanuunka kala goosyada
5:dheef shiid xumada
6:maskax yarida
7:Gaaska
8:ilko xanuunka iyo cirid bur,burka
9:caada wareerka
10:findoobka ama buulasha wejiga
11:sokoroowga
12:babasiirka
13:Arag,yarida
By @saciid somali
No comments:
Post a Comment