Monday, March 21, 2022

MAXA KA OGTAHAY TUFAAXA

 


#MAXAA ka OGTAHAY #TUFAAXA?
apple a day keeps a doctor away” waa odhaah reer galbeed ee inbadan jirtay, macnaheeduna waa maalinkasta hadaad mid tufaax ah cuntid dakhtar u baahan maysid oo ka dhigan si fudud u xanuusan maysid. Talow maxaa ka jira odhaahdan, sii akhri si aad u baratid caafimadka ku jira tufaaxa:

1. Tufaaxu wuxu leeyahay macdanta loo yaqaano potassium, calcium, phosphorous, iyo iron. Waxana ku jira in ku filan isticmaalka jidka.

2. Waxa tufaaxa ku jira walax la dagaalanta kolostroolka (cholesterol) ee xididaha dhiiga ku soo uruura.

3. Tufaaxu wuxu burburiya dhagax xameetada (gallbladder stones).

4. Xabada tufaaxa waxa ku jira “fibers” shan laab ah inta uu jirku u baahan yahay maalinti.

5. Tufaaxu wuxu fududeeya shaqada beerka, kelyaha iyo kaadi haysta.
Iyo faaidooyinka kle......

(👍) ka mid noqo saaxiibada ku xiran bogga, siina share garee MAHADSANID

No comments:

Post a Comment

SOONKU WAA FURSAD UU JIRKU UGA TAQALUSO QASHINKA JIRKA

✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...