Friday, March 18, 2022

DABECADAHA QOFKA IYO NOCYADA DHIIGISA .


 DABEECADAHA QOFKA  IYO NOOCYADA DHIIGA


Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+(38%), halka O- uu yahay 6% caalamka oo dhan. Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+ waa 34% halka A- uu yahay 6%.


Dadka leh dhiiga B+ waa 9%, halka B- iyana tahay 2%. AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkananwaa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%, dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).


Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.


Dhiiga( O)


•Qof isku kalsoon

•Qof adag(Strong)

•Qof Kulul

•Qof Qableh(Proud)

•Qof umada dhex gali og(Social)

•Qof firfircoon( Energetic)

•Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)

•Qof dareenkiisa aan qarsann karin

•Qof khatarta qaata( Risk Taker)


Dhiiga(A)


•Qof dagan(Cool)

•Qof adeecid badan( Obedient)

•Qof xishood badan

•Qof akhlaaq leh(Polite)

•Qof daacad ah( Loyal)

•Qof nafhuris badan

•Qof daryeel badan

•Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)

•Qof feejigan


Dhiiga (B)


• Dad farxad badan

•Dad firfircoon( Active)

•Dad Naxariis badan( Kind)

• Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)

• Dad buuq badan( Noisy)

•Dad ilowsho badan( Forgetful) 

•Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric) 

•Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)


Dhiiga (AB)


•Dad Hal abuur leh( Creative)

•Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)

•Dad isbadal badan( Flexible)

•Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)

•Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)

•Dad xirfado badan



Dabeecadaas aan kor kusoo sheegnay ee noocyada dhiiga khasab maahan in qofku isku arko hadii uu noocaas yahay dhiigiisu.





By @saciid somali

No comments:

Post a Comment

SOONKU WAA FURSAD UU JIRKU UGA TAQALUSO QASHINKA JIRKA

✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...