Goorma ayaa ilmaha raashinka loo bilaabaa?
Sida ey isku raaceen hey'adda caafimaadka adduunka(WHO) iyo akaadeemiyada mareykanka ee caafimaadka caruurta(AAP) bilawga cuntada dhammaan caruurta waa 6 bil ka dib.Raashinka ilmaha lagu bilaabo:
👉Bariis la kariyay, la jajabiyay, laguna jilciyay caanaha hooyada ama caano boorada ilmaha.
👉Ka dib waxaa ku xigi kara waxyaaba badan, waa hadba adiga iyo dooqaaga, sida:
🌾Cerelac
Fawaakihda:
🍏Tufaax
🍌Moos.
Khudaarta:
🥔Bataati macaan
Baradho
🥕Karooto
Iyo kuwa kale.
By @saciid somali
No comments:
Post a Comment