Friday, March 11, 2022

Faidoyinka qosolka

 FAAIIDOOYINKA CAAFIMAAD EE QOSOLKA:

1. Waxa uu nidaamiyaa cadaadiska dhiiga
2. Waxa uu xoojiyaa difaaca jirka
3. Qosolku xanuunka ayuu yareeyaa
4. Maskaxda ayuu wanaajiyaa waana ilaaliyaa
5. Waxa uu yareeyaa walwalka
6. Waxa uu badiyaa qulqulka dhiiga ee jirka.



By saciid somali 

No comments:

Post a Comment

SOONKU WAA FURSAD UU JIRKU UGA TAQALUSO QASHINKA JIRKA

✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...