Thursday, March 10, 2022

MAGACYADA_CUDURADA_IYO_WAXA_ENGLISH_LAGU_YIDHAHDO


Soomaali badan ayaa ku wareerta oo ay
ku adkaataa inay helaan magaca saxda
ah ee cudurka ay rabaan inay wax ka
ogaadaan siiba kuwa u turjuma
hay'adaha iyo goobaha caafimaadka .
Maadaama ee saas tahay, Halkaan
waxaan ku soo aruuriyey magacyada
cudurada iyo waxa af english lagu dhaho
u share garee asxaabta kale ee aan websiteka lasocon Likena saar.


Jadeeco = measles
Busbus = chickenpox
Furuq = smallpox
Oofwareen [koolboaariyo] = pneumonia
Dabeesha = polio
Xaaqo [tiibisho] = TB
Duumo [malaariyo] = malaria
Qandho [feebaro] = fever
Sokoroow = diabetes
Dhiigkar = high blood pressure
Madaxfurad = migraine
Hargab [ifilo] = influenza, cold, flu
Neef = asthma
Gaastariiko = ulcer
Qoorgooye = meningitis
Juudaan = leprosy
Daacuun = cholera
Shuban = diarrhea
Cuncun [isnidaamis] = herpes
Bahaloow = rabies
Tufoow [tuf] = rheumatic
Kud = anthrax
Teetana = tetanus?
Indhagaduudoow [indhacaseeye] = yellow
fever
Waraaboow [bajo, isfiilato] = syphilis
Qalal = epilepsy
Dhiigyaraan = anemia
Aragbeel = glaucoma
Sanboor = sinus
Kaadidhiig = hematuria
Dheefshiidxumo = dyspepsia
Iskudhexyaac maxkaxdeed =
schizophrenia

Qewaha xiga lasocod wanagsn 


Like iyo comment dhiri galin ayey ii tahay madama aan ahay shaqsi. 

Garsi walalka oo share garee si uu oga faidesto. 


#by saciid somali

 

No comments:

Post a Comment

SOONKU WAA FURSAD UU JIRKU UGA TAQALUSO QASHINKA JIRKA

✍Waanooyinka soonka✍ Waanada #4aad ☪️Faaiidooyinka Caafimaad iyo cunto ee soonka☪️ ⏬Dawwo ayuu u yahay dhibaatooyinka dheef-shiidka: Waxa...