Cilmi-baaris ayaa caddeysay in dadka xelli hore jiifta(10 pm) xelli horane(5 am) toosa ey yaraaneyso halista ku dhicidda cudurka depression ka (Wal-walka & walaahow ga/Niyadd jab) 23% marka la barbardhigo kuwa aan sidaa sameyn.
Taa badalkeed dadka jiifta saqda dhexe 12 am iyo wixi danbeeya toosane 7 am waxa ey badisaa halista ku dhicida cudurka depression ka 23%.
By @saciid somali
No comments:
Post a Comment